RAMADAN KARIIM

B3AE4FCC-9E0E-483B-8DA8-7382CE356558Bahda Tifatirka, Wariyayaasha iyo dhammaan suxufiyiinta ka hawlgala warbaahinta EidMubarakNews, waxay ummaddaha muslimiinta, gaar ahaan shacabka Soomaliyeed meel kasta oo ay joogaan ugu hambalyaynayaan bilowga bisha barakayasan ee Ramadan. Waxay Eebbe uga baryayaan inuu khayrkeeda iyo barakadeeda ina waafajiyo, sannadkan kiisa kalena innagu gaadhsiiyo nabadqab, caafimaad iyo barwaaqo. Aamiin

EA36E1E4-7D13-44BC-91BE-E0C5511DB3F3PenDrIbrahim

Bahda EidMubarakNews

Leave a comment

No comments yet.

Comments RSS TrackBack Identifier URI

Leave a comment